Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay haweenka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay hoggaamineyso Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha ayaa sheegay…
Category
WARARKA MAANTA
Akhriso Guddomiye Cabdi Xaashi Oo Kasoo Horjeeystay Go’aankii Ay Ku Dhawaaqday Xukuumadda In Doorasho la aado
written by HAJI
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa War kasoo saaray Go’aankii Xukuumadda ku dhawaaqday ee ahaa in la guda galayo hirgelinta doorashooyinka dalka ka dhacaya. Qoraal…
Madaxweyne Farmaajo Iyo Qaar Ka mid ah Madaxda Dowlad Goboleedyafa Oo Kulan U Socda Muqdisho
written by HAJI
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa Xarunta Madaxtooyada. Kulanka oo qado ahaa oo Madaxweyne Farmaajo…









