Ciidanka xoogga dalka oo maanta howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen halkasi, sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka. Ciidanka waxay sheegeen in…
Category
WARARKA MAANTA
Galmudug oo sheegtay in ay diyaarisay xaruntii lagu qaban lahaa doorashada Aqalka Sare
written by HAJI
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in dhankooda ay u diyaargaroobeen qabashada doorashada, kaddib markii uu booqday xarun loo diyaariyay in lagu qabto doorashada xubnaha Aqalka…
Madaxwyenaha Puntland Siciid Deni ayaa kala diray golihii deegaanka degmada Gaalkacyo, sida lagu sheegay wareegto caawa kasoo baxday madaxtooyada Puntland. Kala diristaan ayaa kusoo beegmaysa kadib markii dhawaan shaqadii laga…
Ra’iisal Wasaare Rooble oo howlaha doorashada u xil saaray Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa
written by HAJI
Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa u magacaabay Wasiiru-dowlaha Xafiiskiisa Cabdixakiin Xassan Ashkir howlaha doorashada. Sida Qoraalka Ra’iisal Wasaaraha ku cad Wasiiru-dowlaha ayaa…









