Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay khilaafka ka jira dhinaca doorashooyika dalka Soomaaliya waxana afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Maraykanka uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ciidamada xoogga ayaa maanta howlgallo ka sameeyay deegaano hootaga degmooyinka Jowhar iyo Raaga-ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe, kuwaasi oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa waxaa kamid ahaa…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadashay khilaafka raggaadiyay arrimaha doorashooyinka ee dalka. Edward Price, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegay in Mareykanka…
Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in xanuunsidaha COVID-19 ee Coronavirus uu keeno laga keenay shaybaar ku yaala dalka Shiinaha. Baaritaankan ayaa waxaa sameeyay khubaro ka socotay WHO, oo muddooyinkanba…








