Ku dhawaad 20 ruux ayaa ku geeriyootay 150 raqdooda iyo ruuxooda ayaa la la’yahay kadib markii uu dumay baraf sida dhagaxii u samaysmay oo kasoo go’ay dusha sare ee buurta…
WARARKA MAANTA
War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso guud ahaan dalka, iyadoo Qeybta ugu horreeysa tallaalka dalka lakeeni…
Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay in musharaxiinta ay qal qal gelinayaan amniga iyo xasiloonida dalka.
Afhayeenka xukuumadda soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo la hadlayay laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa ku tilmaamay xaalad abuur hadalka kasoo yeeray midowga musharaxiinta soomaaliyeed, kaasi oo lagu sheegay…
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in aysan faragelin ku sameynin siyaasada gudaha Soomaaliya.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in xukuumadiisa aysan ka shaqeyn doonin kala qeybinta Soomaaliya, isagoo xoogaggii TPLF ku eedeeyay kala qeybinta wadamada Geeska Afrika. Xukuumadda uu taladeeda haayo…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda siyaasada ee dalka Soomaaliya. Wakaaladda Wararka AFP oo xiganeysa ilo diblomaasiyadeed ayaa shaacisay in shirka ay codsatay dowladda Britain…









