Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela)
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Sawiro;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray in la beero 100,000 geed labo bilood
by ATEERA October 21, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso;- Warka Fiidnnimon ee Idaacada Warsan
by ATEERA October 21, 2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Sawiro;-Dekedda Garacad oo maanta si rasmi ah xariga looga jaray
by ATEERA October 22, 2022Baydhowy-{WMN}- Waxa maanta xariga laga jaray dekadda Garacad halkaas oo ku sugnaayeen ku masuuliyiin, ganacsato iyo dad rayid ahiba kuwaas oo doonaya in ay goob joog ka ahaa mashruucaa lagu tilmaamay…
-
ARIMAHA BULSHADABANDHIGA AQOONTAWARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso;- Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka
by Warsan Radio October 22, 2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Qodobo Soomaaliya u daneynaya oo laga soo saaray Shirkii Wasiirada Caddaalada ee Jaamacadda Carabta
by ATEERA October 22, 2022Baydhowy-{WMN}-Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Arrimaha Caddaaladda ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Ifran ee dalka Boqortooyada Marooko. Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo saaray qaraaro muhiim ah ku saabsan la…
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Shirweynaha Booliska Adduunka oo looga hadlay Dambiyada Maaliyadda
by Warsan Radio October 22, 2022Baydhowy-{WMN}-Soomaaliya ayaa ka qeybgaleysa shir weynaha Hay’adda Booliska Adduunka ee Interpol. Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed…
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyo;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan
by Warsan Radio October 22, 2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxda baarlamaanada Luxembourg iyo Soomaaliya
by Warsan Radio October 22, 2022Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la kulmay Dhigiisa dalka Luxembourg Mudane Fernand Etgen. Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay Xoojinta cirirka labada…
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Xisbiga Liberalka Sweden oo ku Baaqay Mamnuucista Xijaabka ee Dugsiyada Sweden
by ATEERA October 23, 2022Baydhabo-{WMN}- Xisbiga Liberalka gaar ahaan Robert Hanna oo xisbigaasi u matala dhanka Barlamaanka ayaa sheegay in ay tahay in Hablaha dhigta Dugsiyada Sweden laga Mamnuuco Xijaabka. Robert Hanna ayaa sheegay in…
