UNICEF oo Sheegtay in Macluul ay ka dhallan karto Abaarta ka jirta Soomaaliya.
Xaaladda abaaraha ka jira Soomaaliya ayaa si weyn looga dayrinayaa, iyadoo hay’adaha Caalamiga ah ay muujinayaan walaacii ugu weynaa ee ku aaddan xaaladda kumanaan Soomaali ah oo qarka u saran…
