Dalka Sweden:- Haweeney u dhimatay Weerar uu ku qaaday Ey,
Baydhabo-{WMN}- Haweeney ayaa dhimatay kadib markii uu Ey ku weeraray magaalada Robertsfors ee gobolka Västerbotten ee dalka Sweden, sida uu qoray wargeyska Expressen. Booliska ayaa helay warbixin sheegaysa in laba…
