Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Telefashinka NRK ee Norway oo joojiyay Dood uu ka qaban lahaa Xijaabka
by ATEERA October 26, 2022Doodda Telefashinka NRK ayaa joojiyay oo meesha ka saaray mowduucii ay ahayd in ay ka doodaan fiidnimada talaadada oo ku aadaneyd xijaabka sida uu sheegay Fredrik Solvang. Qoraal uu soo…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo Wafdii Mareykanka Ku Qaabilay Magaalada Baydhabo Kala Hadlay Amniga & Abaaraha.
by ATEERA October 26, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya oo Maanta gaaray magaalada Baydhabo Kulan saacado…
-
maqal iyo muqaalvideoWARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Gudoomiye ku xugeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Walaweyn ayaa ka warbixiyey xalada dagaalkii beelaha
by Warsan Radio October 26, 2022Hoos;- Ka dhageyso;-Khasaaraha ka dhashay Dagaal beeleed ka dhacay Degmada Walaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose: Gudoomiye ku xugeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Walaweyn ayaa ka warbixiyey xalada dagaalkii beelaha was…
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Maraykanka ayaa sheegay in siyaasadda Kuuriyada Waqooyi aysan waxba iska beddelin ka dib hadalka nukliyeerka ayaa kor u qaaday indhaha
by ATEERA October 29, 2022Mareykanka ayaa Jimcihii sheegay in siyaasadiisa ku wajahan Kuuriyada Waqooyi aysan waxba iska bedelin ka dib markii sarkaal sare oo Mareykan ah oo mas’uul ka ah siyaasadda Nukliyeerka uu shaki…
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweyne Putin oo sheegay inuusan Nukliyeer u adeegsan doonin Ukraine
by ATEERA October 29, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Khamiistii beeniyey inuu wax damac ah ka leeyahay inuu hub Nukliyeer u isticmaalo dalka Ukraine Putin ayaa dagaalka dalkaas ku qeexay inuu qeyb ka yahay…
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dowlada Soomaaliya oo ka qeeb gashay shirka ka Hortaga dhibateynta beeraha
by Warsan Radio October 29, 2022Baydhowy-{WMN}-Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo shir uga qayb galay magaalada Kampala Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda uga qayb galay…
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Magaalooyinka Shiinaha ayaa ku dhiiraday mowjadda shaqaalaha Foxconn ee COVID-ku dhuftay Zhengzhou
by ATEERA October 30, 2022Magaalooyinka ku yaal badhtamaha Shiinaha ayaa si degdeg ah u dejiyay qorshayaal lagu go’doominayo shaqaalaha muhaajiriinta ah ee u cararaya deegaannadooda xarun weyn oo uu leeyahay iPhone maker Foxconn (2317.TW)…
-
CIYAARAHAWARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan
by ATEERA October 30, 2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
-
WARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay qaraxyadii Muqdisho
by ATEERA October 30, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii geystay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee shalay ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada muqdisho. Qoraal uu…
