Berdaale(WMN)-Wararaka laga helayo degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in daad ay kusoo rogmadeen Qaar kaimd ah degaano ay hoos tagaan degmadaasi, iyaga oo saameyn ku yeeshay…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
SAWIRO: Masuulin katirsan W/ tamarta kg oo kulan laqateen hay’ada UNICEF
by Ateera 26/08/2019Baydhabo(WMN)Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha DGKS Abdulahi Isak Ganey Ayaa Ka Qaybgalay Kulan Gollaha Wasiirada La Qateen Wafdi uu Hogaaminayo Wakiilka Hay,adda Unicef oo Manta Baydhabo Soo…
-
WARARKII MAANTA
Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Jubbaland Oo Taageeray Howlgalka MD Axmed Madoobe Uu Sheegay In Jubbooyinka Looga Saarayo Al-Shabaab
by ATEERA 28/01/2019Kulan lagu taageerayey howl-galka uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ka dhanka ah Al-shabaab islamarkanaa dhawaan ka bilaabanaya degmooyinka gobolka Jubada dhexe ee gacanta Al-shabaab ku…
-
WARARKII MAANTA
(SAWIRO) Wasiiro ka qeyb galay kulan looga hadlayay mashaariicda Bangiga Aduunka ee ka faa’iidaysiga biyaha
by ATEERA 28/01/2019Kulanaka waxaa shir guddoominayya Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Soomaaliya waxaana goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka tamarta iyo kheyradka biyaha, masuuliyiin ka socotay xafiiska Ra’isalwasaaraha, wasaaradda Qorsheynta iyo wakiilka…
-
WARARKII MAANTA
SAWIRO: Waa sidee xaalada Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Suudaan ?
by ATEERA 28/01/2019Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Cabdirisaaq Axmed Shoole oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Asluubta Suudaan Sareeye Guud Xaatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa kala hadlay xaaladda maxaabiis Soomaaliyeed oo…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Baydhba=- dib u heshiisinta Koonfur Galbeed oo laga daremayaa Madaxtrooyada Mamulka
by Ateera 21/01/2019Gudaha xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed waxaa ka bilowdey kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayo rabshadihii doorashadii ka hor ka dhacay baydhabo iyo Xarigii loo geystey Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu…
-
Wararka DibaddaWARARKII MAANTA
Weerar lagu dilay 30 oo ka dhacay dalka Nigeria
by Mohamed Dhaysane 01/09/2018Malleeshiyaad ka tirsan Kooxda Boko Haram, ee ka dagaalanta dalka Nigeria, ayaa lagu soo waramayaa in ay weerar Ku dileen 30 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Nigeria. Ilo wareedyo…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Daraasiin Jawaasiis ah oo lagu xiray dalka Iiraan
by Mohamed Dhaysane 29/08/2018Wasiirka wasaaradda sirdoonka Iiraan Maxamuud Calawi ayaa sheegay in ay xireen darsan jawaasiis ah . Qabashada basaasiinta ayaa qayb ka ah olole ka dhan basaasnimada iyo heysoshada dhalashada waddan kale,…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Ciraaq: 8 qof oo ku dhintay Qarax ka dhacay Gobalka Canbaar
by Mohamed Dhaysane 29/08/2018Wararka laga helayo dalka Ciraaq ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta oo Arbaco dalkaasi ay ka dhaceen weeraro Is-miidaamin ah, kuwaasi oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Saraakiisha…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Amarro adag oo lagu soo rogay Hay’adaha Caallamiga ah ee Soomaaliya
by Mohamed Dhaysane 29/08/2018Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta soo qaban-qaabisay shir ay ka soo qeyb-galeen hey’adaha caalamiga ah iyo NOGS-ka, kaas oo xoogga lagu saarey sidii hey’adaha caalamiga ah ay…
