Taliyaha Ciidamada daraawiishta Maamulka Koonfur galbeed Genaraal C/hi Cali Axmed Waafow ayaa khudbad uu ka hor jeediyey wafdigii saraakiisha ahaa ee dhawaan gaaray Nambar 50 ayaa gudoonsiiyey eeda ay lahaayeen…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageeso: Ujeedo: Cabasho iyo baaq ku socoto maamulka jubaland
by Warsan Radio December 6, 2015War Saxafadeed ay soo sareen Khurba Joogta Beelaha Baajuun Ee ku nool Dalalka Kanada Mareyknka iyo yurub aya Sheegay In ay ka Xunyihiin Wixii shalay ka dhacay jaziirada madhawa…
-
WARARKII MAANTA
Daawo;Suxufiyiinta Warsanradio oo Baroordiiq u sameeyay Wariye Hindiya Xaaji Maxamed (Video)
by Warsan Radio December 6, 2015Kulan oo ay iskugu imaadeen Saxafiyiinta ku Dhaqan magaalada baydhabo ayaa ahaa mid ay tacsi ugu dirayan qoyska iyo ehelka wariye hinda xaaji maxamuud Wariye Hindiya Xaaji Maxamed o ku…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya
by Warsan Radio December 8, 2015Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee…
-
WARARKII MAANTA
Daawo; Xildhibaanda K.Galbeed ka tirsan oo la dhaariyay+Sawirro
by Warsan Radio December 8, 2015Maamulka Koofur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay illaa 89 Xildhibaan kuwaas oo matali doona golaha wakiilada maamulka Koofur Galbeed ayna soo xuleen Odayaasha dhaqanka Seddexda Gobol…
-
WARARKII MAANTA
Daawo Sawirada” Shirka arimaha Mustaqbalka Soomaaliya OO loogu soo xiray magaalada Muqdisho
by Warsan Radio December 8, 2015Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu soo xiray shirkii wadatashiga aayaha Somalia oo ay ka qeybgalaayen Madaxda Dowlada iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka. Shirka ayaa waxaa manata soo xiray Madaxweynaha Dowlada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso Gudoomiyaha Degmada Afgooye Cabdi Yuusuf oo warbaahinta arlaadii wareysi siiyay
by Warsan Radio December 8, 2015Gudoomiyaha Degmada Afgooye Cabdi Yuusuf ayaa waxa uu wareysi siiyay idaacadda maxaliga ah ee warsan magaalada baydhabo halkaan hoose kadhageyso . riix halkaan hoose. Dhageyso Gudoomiyaha Degmada Afgooye Cabdi…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso : Cabdulaahi Cali Watiin Dudoomiyaha Degmada Baydhabo
by Warsan Radio December 8, 2015Cabdulaahi Cali Watiin Dudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa maanta furay mashruuc lagu hormarinayo. Dhageyso : Cabdulaahi Cali Watiin Dudoomiyaha Degmada Baydhabo was last modified: December 8th, 2015…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya
by Warsan Radio December 8, 2015Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee…
-
WARARKII MAANTA
Gudoomiyaasha Degmada Baydhabo iyo kan Gobolka Bay.
by Warsan Radio December 8, 2015dhageyso gudoomiya degmada baydhabo iyo kan gobolaka bay ayaa wareysiyo kala duwan layeelatay idaacadda warsan hadaba halka hoose ka dhageyso. gudoomiyaha degmada baydhabo gudoomiyaha gobolka bay Gudoomiyaasha Degmada Baydhabo…
