Dhageyso;- Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
Baydhowy-{WMN}- Waxa maanta xariga laga jaray dekadda Garacad halkaas oo ku sugnaayeen ku masuuliyiin, ganacsato iyo dad rayid ahiba kuwaas oo doonaya in ay goob joog ka ahaa mashruucaa lagu tilmaamay…
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed…
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela)
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) Filippo Grandi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Madaxweyne Xasan…
Baydhabo-{WMN}- Shirkadda fadhigeedu yahay Mareykanka ee Coastline ayaa faahfaahin ka bixisay heshiiskii ay la gashay dowladda Soomaaliya, kaas oo xalay lagu saxiixay Magaalada, isla markaana ahaa mid uu muran horay u…
Baydhabo-{WMN}- Dawladda Soomaaliya ayaa ogolaatay heshiisyadii dhammaystirka wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline Exploration, si loogu saleeyo danta dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kaashatay…
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha DalkTurkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa saxiixay qorshaha madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee uu ku doonayo in Turkigu uu xarun u noqdo gaasta dabiiciga ah ee Ruushka. Erdogan ayaa sheegay…