Waxaan fursad aanu u helney in barnaamij aan ka diyaarino Abwaan Dr Cabdiqaadir jeylaani aaway oo ku sugan magaalada boorame ee maamulka soomaaliland. Abwaanka ayaa waxaanu barnaamijkiisa ku soo qaadaney…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso+Sawiro: Wasiiro Katirsan KGS Oo Maanta Gaarey Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Bay
by Warsan Radio March 25, 2016Howlgalkan oo ay hogaaminayeen wasiirada hubka dhigista,tababarada maleeshiyadka,maaliyada,gadiidka iyo taliyaasha laamaha amaanka ayaa waxa ay kula dagaalmayeen isbaarooyinka yaala inta dhaxaysa degmooyinka baydhabo iyo Buur-hakaba ee gobalka By. Howlgalka oo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Wareysi Odayaasha Dhaqanka Kasoo Jeeda Degmada Buurhakaba Oo Ka Hor Yimid Maamulka Cusub
by Warsan Radio March 25, 2016Odiyaal Iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Ay Kahor Yimaadeen Maamulkii Dhawaan Ay Soo Magacaawdey Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Dowlada Hoose Ee Maamulka KGS Oo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi ku saabsan gudiga howlgalka ka dhanka ah shekh xasan lugbuur.
by Warsan Radio March 25, 2016Howlgalkan oo ay hogaaminayeen wasiirada hubka dhigista,tababarada maleeshiyadka,maaliyada,gadiidka iyo taliyaasha laamaha amaanka ayaa waxa ay kula dagaalmayeen isbaarooyinka yaala inta dhaxaysa degmooyinka baydhabo iyo Buur-hakaba ee gobalka By. Howlgalka oo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- wareysi Xasaasi ah aanu la Yelanay Gudoomiyaha Baarlamaank KGS oo Nooguwaramaayey Kala Fadhiga 1aad.
by Warsan Radio March 25, 2016wareysi Xasaasi ah aanu la Yelanay Gudoomiyaha Baarlamaank KGS oo Nooguwaramaayey Kala Fadhiga 1aad ajentaha looga hadlaayey ayaa ah sidatan hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha mudane shariif maye. Dhageyso:- wareysi…
-
ARIMAHA BULSHADAFaalooyinkaWARARKII MAANTA
ROONAAN LAHAYDAA RIYADAYDU INAY RUMOWDO!
by Warsan Radio March 25, 2016Waan u han weynaa in uu ku guuleysto jagada madaxtinnimada Soomaaliya. Iyada oo uu tartanku meel culus marayo ayaan ka seexday habeenkaas. Ilaahay mahaddiis, subaxii waxa aan ku soo toosay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Waraysi xasaasi ah oo aanu layeelanay isaaq tiiraw Ku Qabatey Xuska Maalinta TB-da Adduunka magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka bay,,
by Warsan Radio March 25, 2016baydhabo—WNN–:Waraysi xasaasi ah oo aanu layeelanay isaaq tiiraw Ku Qabatey Xuska Maalinta TB-da Adduunka magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka bay Xuska maalinta qaaxada aduunka ayaa 24 bisha march caalamka looga…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio March 25, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio March 26, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO WAREYSI AF MAAY AH OO KUSAABSAN MAXAABIIS REER KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA AH PUNTLAND IYO GALMUDUG LAGU HAAYSTO,,
by Warsan Radio March 26, 2016abdulkadir abukar sheikh, gudoomiyaha golaha badbaadada koonfur galbeed soomaaliya ayaa wareysi siiyey warsan radio iyo wadaninews24 waxaana kawareysanay arimo kusaabsan maxaabiistii reer koonfur galbeed puntland iyo galmudug lagu haaysto dhagaysi…
