abdulkadir abukar sheikh, gudoomiyaha golaha badbaadada koonfur galbeed soomaaliya ayaa wareysi siiyey warsan radio iyo wadaninews24 waxaana kawareysanay arimo kusaabsan maxaabiistii reer koonfur galbeed puntland iyo galmudug lagu haaysto dhagaysi wanaagsan