DOOD WADAAG KUSAABSAN YAA HOOS UDHIGEY AFKA MAAYGA Doodwadaagaan
ayaa la isku waydiinaayey yaa hoos udhigey afka maayga, waxaana kasoo qeyb qaadaneyay dad kaladuwan iskugu jira qeybaha kaladuwan bulshada sida wariye aqoonyahan siyaasi dood wadaagan wuxuuna ahaa dood wadaagi abad ugu fiicna marka loo fiiriyo kuwi ka horeeyey afka maayga sanadihii ugu danbeeyey waxaad mooda inuu horumar kutalaabsadey marka loo eego waagi dowladi siyaad barre, dad badan oo aqoonyahano ah ayaa waxay eedeyn ujeediyeen dowladi kacaanka oo horseed u ahayd bur burinta afka maayga sida ay ku andacoonayaan , si kastaba ha ahaate waresysigan xiisaha badan hoostan ka dhagayso.