Barnaamijka May Koocusub Radio Warsan iyo warbaahunta KGS, IYO CAWA waxaad ka helikartaa sheekooyin aad iyo aad u macaan ka ma maqan mada dalada qodabada iyo may koo cusub cawa…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS, IYO CAWA,,
by Warsan Radio April 3, 2016Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:Maamulka Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku soo bandhigay dad lagu soo qabtay waxyaabaha Maanka dooriya
by Warsan Radio April 6, 2016Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaan manta waxaa lagu soo bandhigay dad lagu ee eedeyay in ay ganacsan jireen waxyaabaha maanka dooriya. Goobta dadka lagu soo bandhigayey ayaa waxaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso Barnaamijka Xulashada Heesaha Ee Warbaafinta Koonfurgalbeed Soomaaliya.
by Warsan Radio April 6, 2016Barnaamij aad u xiisa badan oo lagu soo qaatey heeso isugu jira wadani iyo hees jecel ah oo aad ka heli doontid isla markaasna ay yihiin heeso MAY IYO MAXA…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio April 6, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEY, WAFDI KATAGEY BAYDHABO OO GAAREY PUNTLAND WAXAYNA LAKULMEN WASIIRADA PUNTLAND IYO GANACASATADA KASOO JEEDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA
by Warsan Radio April 7, 2016Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Somaliya ayaa si wanaagsan u dhageystey xaaladaha kajira deegaanada Maamul Gobaleedka Putland , oo ay ka warbixinayeen odayaasha kunool deegaanka Putland ee ku abtirsada Koonfur Galbeed…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysigii koowada oo aanu layeeylanay Idriss Cabdi Dhaqtar Gudoomiye ku xigeenada Golaha Badbaadada koonfur galbeed oo ku sogan magalada garoowe>>
by Warsan Radio April 7, 2016wareysigii koowada oo aanu layeeylanay Idriss Cabdi Dhaqtar Gudoomiye ku xigeenada Golaha Badbaadada koonfur galbeed oo ku sogan magalada garoowe inkasto ay maalantii shelay Wafdi ka socdey Golaha Badbaadada Koonfur…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Maamulka Diinsoor oo sheegay in Deegaanno horlex ay kala wareegeen Al Shabaab..
by Warsan Radio April 7, 2016Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow oo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya iyo kuwa Ethiopia ee…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso Wareysi :Ciidamada Gaarka Ah Ee KGS Oo Maalmahaani Howlgalo Kawadeen Degaano Hoosi Yimaada D/Berdaale
by Warsan Radio April 7, 2016Maamulka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Ayaa Maalmahaani Ee Lasoo Dhaafey Ayaa WAxaa Ay Holgalo Adag Ayka Wadeen Degaanada Hoos Tagaa Degmadaasi Berdaale Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Berdaale Cali Cadow…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio April 7, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
