Dhageyso:- Wareysi+ Sawiro Golaha Badbaadada KG Soomaaliya oo Maanta kulamo Layeeshey Wasaarada Amniga iyo Xafiiska Madaxbanaan ee Xaquuqda Aadanaha ee Puntland,,
Shirka waxaa looga hadley sidii loo badbaadin lahaa shacabka kasoo jeeda Deegaanada Maamul Gobaleedka Koonfur galbeed waxaana dhinaca Maamul Gobaleedka Putland loo soo xilsaarey Wasaarada Amniga ee Putland iyo Xafiiska…
