DHAGEYSO WAREYSI+SAWIRO:- Labo nin oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo iyo Puntland oo cabsi soo wajahday
Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay meydka labo nin oo ka shaqeynayay sida la sheegay Hotel caan ah oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo, oo goor dhow meydkooda laga…
