Daawo Sawiro Warsaxaafadeedkii ay maanta soo saareen Xildhibaanada Qaranka Soomaaliyeed ee ka soo Jeeda Koonfur-galbeed iyo Xubno ka socda golaha Badbaada KGS,
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA TAARIIKH 16/04/2016 Kulan ay yeesheen Xildhibaanada Qaranka Soomaaliyeed ee ka soo Jeeda Koonfur-galbeed iyo Xubno ka socda golaha Badbaada Koonfur-Galbeed ee dhowwanahan ku tegey kormeer deegaanada Puntland…
