Dhageyso:-Roobab ka Da’ay Degaanada Gobalka Bay Gaar Ahaan Degaanka Goofgadud Shabeelow..
Wararka naga soo gaaraya degaanka goofgadud shabeelow ee gobalka bay, ayaa sheegaya in ay halkaas roobab ka curteen. Deegaanada ay roobabku ka curteen ayaa la sheegaya in ay kamid yihiin…
