waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu danbeeyey ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliyaWarka Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya:- maxamed Aadan Maxamed wadani.
WARAYSIYAASHA
-
waraki radioWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio 07/06/2015waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu danbeeyey ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliya Warka Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya:- maxamed Aadan Maxamed wadani. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee…
-
codadkaWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Gudoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed Oo Sheegay Inay Ka Jirto Mashaaric Balaaran Degmada Xudur>>
by Warsan Radio 31/05/2015BAYDHABO(WARSANRADIO) Gudoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed Oo Sheegay Inay Ka Jirto Mashaaric Balaaran Degmada Xudur, Maxamed Macalin Axmed oo hadalkiisa sii watay ayuu sheegay inay ka duwanyihiin mashaarici daan …
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-madaxweynaha KG oo daah furay aqoon isweydaarsi shaqaalaha wasaarada ha MKGS>>
by Warsan Radio 31/05/2015madaxweynaha KG oo daah furay aqoon isweydaarsi shaqaalaha wasaarada ha MKGS 1=aqoon isweydaarsi oo uu kaqey galay madaxweynnaha KG ayaa waxaa loo furay qaar kamid shaqaalaha wasaaradaha kala duwan ee…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Qaar Kamid Ah Beelaha Dega Gobolada KGS Ayaa Madaxweynaha Maamulak KGS Ugu Digay In uu Soo Dhiso MKGS>>
by Warsan Radio 31/05/2015Qaar kamid ah beelaha dega gobolada Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa madaxweynaha Maamulaka konfur Galbeed soomaaliya ugu digay in uu soo dhiso maamul dadaka wada deeqa oo usan noqon mid lugu…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-waxa garad iyo oqoonyahanada iyo wax garadka rere afgooye shir jaraid kuyeeshay afgooye kagana hadleen xaalada isbitaalka degmadaasi>>
by Warsan Radio 31/05/2015Baydhabo(WKGS) waxa garad iyo oqoonyahanada iyo wax garadka rere afgooye shir jaraid kuyeeshay afgooye kagana hadleen xaalada isbitaalka degmadaasi ka hadlay Dhibaatada ka jirta isbitalaka afgooye ay ku abaarayey hayadaha…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso=Wareysi =G.Baarlamaanka Jubbaland Oo Mooshinka ka Hadlaya
by Warsan Radio 19/05/2015Wareysi Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubba saxGudoomiyaha baarlamaanka jubbaland ayaa waxaa uu ku hadlay mooshinka baarlamaanka soomaaliya ay ka keenen baarlmaanka jubba Dhageyso=Wareysi =G.Baarlamaanka Jubbaland Oo Mooshinka ka Hadlaya was last modified:…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhegeyso:-Gaadiidleyda Ka Howl gasha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Mar Kale Ka Cabanaya Isbaarooleyda loo Xirey dareeska Dowlada
by Warsan Radio 04/05/2015in ka badan boqolaal gaadiidley ah ooka howl gasha gobolka shabeelaha hoose ayaa maanta cabasho balaaran kasoo jeediyey dhibaatada ay kooxaha loo xirey dareyska dowlada ee isbaarooleyda ah ku hayaan…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO:-Ciidamada Daraawiishta ee mamulka konfur galbeed oo dugsigii loo sooxitay
by Warsan Radio 03/05/2015waxaa maanta sitoos ah loogu soo xiray ciidamo loo tababarayay mudo 5 bilood ah ayaa waxaa lagula dar daar may in ay ushaqeeyaan umada soomaaliyeed dhamaan gar ahaan konfur galbeed…
