Baydhabo(WRB)Maamlihii Lasoo Dhaafey Magalada Baydhabo Oo Xarun KMG U Ah Dowlada Gobleed Koonfru Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Ka Socdey Howlgalo Lagu Xaqiijinaayo Amaanka Good Ee Magalada Baydhabo Howlagadaasi Oo Ay…
WARAYSIYAASHA
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
NINKII SIIRIYAANKA AHAA EE BOOLIISKA JARMALKA QABTEEN OO ISDILAY
by ATEERA October 13, 2016Barlin(WRB)- Ninkii Suuriyaanka ahaa ee dhawaan ciidamada Jarmalku howlgalka kusoo qabteen islamarkaana ku eedeysnaa arrimo argagixiso ayaa waxaa meydkiisa laga helay xabsi ku yaal magaalada Leipzig ee dalkaasi Jarmalka.…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO: Gaari ay la socdeen xubno Shabaab ka tirsan oo ku qarxay Gobolka Bakool
by ATEERA October 16, 2016Buurdhuxule(WRB)-Wararka ka imaanaya deegaanka Buurdhuxule Gobolka Bakool ayaa sheegaya in gaari ay saarnaayeen labo xubnood oo ka tirsan Al Shabaab iyo saddex ruux oo shacab ah inay miino kula qaraxday…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHOOFKA MUUSKA OO DHOOFKIISII KA ISTAAGAY WADANKA
by ATEERA October 17, 2016Muuska oo ah dalaga labaad ee suuq geyn wanaagsan ka heystay dalka dibadiisa gaar ahaan wadamada carabta, ayaa joogsaday, markii uu guray wabiga Shabeelle. Sababaha dhoofka muuska uu ujoogsaday kaliya…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO+WARBIXIN:CURYAAMIIN KU NOOL BAYDHABO OO NOLOSHOODA KA SOO SAARTA BEER AY KU SHIRKOOBEEN
by ATEERA October 20, 2016Baydhabo(WRB)Lix iyo labaatan qof oo naafo ah oo ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa nolosha qoysaskooda ka soo saarta beer ay shirko ku yihiin oo ku taalla…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi”Dadkii Kasoo Laabtey Dalka Keynya Oo Saa Gaarey Magalada Baydhabo
by ATEERA October 20, 2016Waa Sidee Xaalada Nolaleed Ee Dadkii Dib Ugu Soo Laabtey Magalada Baydhabo Ayadoo In Muda Ah Ay Ka Maqnayeen Dalka Somaliya Waxaa Ay Ku Jireen Xeryaha Dalka Keynya. …
-
kulanka warsanWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHASGEYSO+WAREYSI:AFAYEENKA JAALIYADA DIGIL IYO MIRIFLEH C/QAADIR AXMED JIIFSAGAAREY OO KAHADLAYA SHAQSIYADII IYO TARIIQDII UU LAHAA MARXUUN ISAAKH MALAAQ IBRAAHIM
by ATEERA October 20, 2016Baydhabo(WRB)Alle Ha”unaxriiste Waxaa Dhawaantaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka bay Ku Geeriyoodey Marxuun Isaakh Malaaq Ibraahim Oo Ahaa Malaaq Si Weyn Loogu Yaqiiney Koonfurta Somaliya Waxaa Uu Marxuunku Ku Dhashtey…
-
FaalooyinkaWARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Warbixin+Daawo Sawiro:G/gobolka Baay Ayaa Shaaciyey inuu Yahay Musharax Xildhibaan Qaran
by ATEERA October 22, 2016Baydhabo(WRB)Inkastoo Ay Isu Soo Tareyeen Musharxiinta Utaagan Xilka Kursiga Xildhibaanka Qaran Ee Doorooshooyinka Dadban Ee Sanadkaan 2016 waxaa manta isu soo sharaxey gudoomiyaha gobolka bay rashiid cabdulaahi maxamed isagoo mushrxinamadiiisa…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:Dadkii Kasoo Barakacay Tiyeeglow Iyo Xaalada amaan degmada hudur
by ATEERA October 29, 2016Hudur(WRB)Maamulka degmada hudur ee xarunta goblka bakool ayaa waxaa uu sheegey in ay wadaan qursho ku aadan sidii ay ku sugi lahayeen amaanka degmada hudur kadib markii ciidamada itoobiya Maamlmo…
-
maqal iyo muqaalWARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Daawo Video Yaa kadembeeyey Qarax Qasaare xoogan geeystay Ka Dhacay isgooyska Zoobe
by Warsan Radio October 14, 2017Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga wada maqlay qeybaha ay ka kooban tahay caasimada ayaa lagu waramayaa in uu ka dhashay khasaare balaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Warar…

