halkaan ka dhegeyso nabadoonkii.
WARAYSIYAASHA
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Faah faahintii Weerarkii maanta ee labaatan jirow ciidamada KGS oo ay kaga guuleysteen Alshabaab.
by Warsan Radio September 6, 2016halkaan ka dhegeyso halkaan.
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi:Wasiir C/laahi Black Oo Kahadley Joojinta Qaadka Degaanada KGS
by ATEERA September 10, 2016Baydhabo(WRB)Wareegto Maanta ka soo Baxdey Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo Garoomada Ee Dowalda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/laahi Aaden Axamed (C/laahi Black), ayaa lagu ayiday Amarkii Ka Soo Baxay Dowlada Federaalka…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi:Degmada Ceelberdi Oo Laga Dareemayo Udiyaar Garowga Ciidul Adxa
by ATEERA September 10, 2016Ceelberdi(WRB)Maamulka Degmada Ceelberdi Ayaa Waxaa Ay Sarashiisha Ciidamada Dowlada Somaliya Iyo kuwa Maamulka Koonfur galbeed Ku War Gilisey In ay Isu Diyaariyaan Sidii Ay Ugu Qeyb qataan lahayeen Furitaanka Wadooyinka…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi:Dhaq Dhaqaaqa Ganacsi Ciidul Adxa Maalmaha Ciida Iyo Magalada Baydhabo
by ATEERA September 10, 2016Baydhabo(WRB)Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Waxaa Si Aad Ah Loogu Dareemayaa Isu Diyaarinta Maalinta Ciida Oo Maalin Kaliya Nagaxigtaa Qaar Kamid Ah Wariyaasha Warsanradio Ayaa Waxaa Ay Dhaxgaleen…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:Maamulka Degmada Waajid Oo Sheegey In Urarka Al Shabaab Ay Kala Waregeen Hub Iyo Saanado Minatiri
by ATEERA September 19, 2016Waajid(WRB)Kadib Markii Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Loo Towbarey Ciidamadii Ugu Horeyeen Oo Katirsan Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somaaliya Ayaa Waxaa In Muda Ah Ay…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO:WAX GARADKA KGS OO CANBAAREEYEY XUKUNKII INDIA EE DHALINTA SOMALIYEED KU RIDAY
by ATEERA September 26, 2016Baydhabo(WRB)malaaq deerow yacquub oo lahadlaayey radio warsan ayaa waxaa uu kahadlay xukun lasheegay in dowlada india ay ku riday dhalinyaro somaliyeed oo ay ku eedeysay iney burcad badeed yihiin asagoona…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO+WARESI’AGAASIMAHA RADIO AFGOOYE MAXAMED MUUSE OO KAHADLEY XARAGA LOO GESTEY IDAACADA IYO QAAR KAMID AH WARIYAASHA KAHOWLGALA IDAACADA AFGOOYE
by ATEERA October 3, 2016AFGOOYE(WRB)Kadib Markii Maanta Gelinkii Hore Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Howda Ay Kasareen Radio Afgooye Xabsigana Ay Utaxabeen Maamulka iyo Shaqaalaha Idaacada Afgooye Oo Ka…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:Dood Wadaag Laaga Hadlaayey Isdhaxgalka Bulshada
by ATEERA October 5, 2016Baydhabo(WRB)Dood Wadaag Looga Hadlaayey Isdhaxgalka Bulshada Oo maanta Kadhacey Magalada Baydhabo Ayaa Waxaa Iska Kaasjadey Maamulka KGS Urarka SPLO Warsanradio Dhageyso:Dood Wadaag Laaga Hadlaayey Isdhaxgalka Bulshada was last modified: October…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi+Sawiro:M/weynaha dowlada fadareelka soomaaliya xasan sheikh maxamuud Oo Kahadley Waxyaabahii Uqarsoomey Afartii Sano Ee Lasoo Dhaafey
by ATEERA October 5, 2016Baydhabo(WRB)M/weynaha dowlada fadareelka soomaaliya xasan sheikh maxamuud oo maalmahan booqasho ku joogey xarunta koonfur galbeed ee baydhabo ayaa waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qaatey bulshada qeybaheeda kala duwan.…

