Dhageyso malaaqyada oo u hambalyeyna ya malaaq Ahmed Mad yarow oo loo doortey malaaqa eemith. halkaan ka dhageyso. Caleema saarkii malaaqa eemith ee magaalada baydhabo. was last modified: May 18th,…
WARAYSIYAASHA
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Qanyere oo ka biyey faa faahin doorasha dii maanta.
by Warsan Radio May 18, 2016halkaan ka dhegeyso codkii qanyere.
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
xusni oo ku guuleystey godoomiye ku xigeenka xibiga suxufiyiinta soomaaliya.
by Warsan Radio May 18, 2016xusni oo ku guuleystey godoomiye ku xigeenka xibiga suxufiyiinta soomaaliya. halkaan ka dhageyso. xusni oo ku guuleystey godoomiye ku xigeenka xibiga suxufiyiinta soomaaliya. was last modified: May 18th, 2016 by…
-
kulanka warsanwaraki radioWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Barnaamijka Waasaniyo Warsan Subaxanimo ee Magalada Baydhabo WaasaSoo Saare Iyo Soo Jeediyey Waa Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera
by Warsan Radio June 5, 2016barnaamijka waasan iyo warsan subaxanimo Ee magalada baydhabo janaay waasaSoo Saare Iyo Soo Jeediyey Waa Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera Farsamadii Shukri Ismaciil Axmed Shukri Bidhaan Dhageyso:- Barnaamijka Waasaniyo Warsan…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:Mas’uuliyiin Ka tirsan KGS Oo Gaarey Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool
by Warsan Radio June 5, 2016Tiyeeglow(WNN)-Wefdi Uu Hogaaminaayo Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamanka Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Nuur Macalin Ibraahim Oo Ay Ku Hewliyaan Wasiirka Maaliyada Sheeq Xasan Lagbuur,Taliyaha Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Wasiirka Amniga Dowlada KG Soomaaliya C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa si kulul u eedeeyey Ciidamada dowladda Federalka
by Warsan Radio July 11, 2016Wasiirka Amniga Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa si kulul u eedeeyey Ciidamada dowladda Federalka ka dib markii maanta ay ka baxeen Magaalada Marko Ee Xarunta Gobolka Shabellaha…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Dowlada koonfur galbeed ayaa soo dhawaysay hogaanka cusub ee Ururka suxufiyinta qaranka soomaaliyeed ee NUSOJ kaaso oo muqdisho doorashadiisa ka dhacadey
by Warsan Radio July 12, 2016Kadib markii dhowaan magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya shirweyne lagu dhisayay hogaanka cusub ee ururka suxufiyiinta qaranka soomaaliyeed ee NUSOJ lagu soo gaba gabeeyey islamarkaana muxidiin xasan maxamed xusni loogu…
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageysi Wareysi Wararkii ugu Dambeeyay Dalka Turkiga.
by Warsan Radio July 16, 2016Mandeeq Maxamed Nuur oo ah gabar soomaaliyeed oo ku sugan dalka turkiga oo wareysi siisey wakiilka idaacada warsan, gaarsiye.com iyo wadaninews24.com ee dalka Norway ayaa ka warbixisey xaalada dalka turkiga.…
-
WARAYSIYAASHA
Dhageyso+Warbixin Ku saabsan Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Xaaladeeda Iyo Amaankeeda
by ATEERA July 20, 2016WRB: Waxaa Sii Adkaaneysaa Xaaladihii Ay Kujireen Shacabkii Ku Nolaa Degaanadaan Iyo Degmooyinka Katirsan Goboladaan Baay Iyo Bakool Gaar Ahaan Gobolka Bakool Tan Iyo Markii Ciimada Dowlada Faderaanka Soomaliya Iyo…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO:-WARAYSI XIISO BADAN AAY LAYEESHAY NUUR QAASIM OO AH AQOONYAHAN REER KOONFUR GALBEED AH
by Warsan Radio July 22, 2016waxaana kawareysnay nuur qaasim oo ah aqoonyahan reer koonfur galbeed ah dadki lagu dhameeyey gobolka baay gaar ahaan wardiile wareysigiina wuxuu u dhacay sida tan DHAGEYSO:-WARAYSI XIISO BADAN AAY…
