Mandeeq Maxamed Nuur oo ah gabar soomaaliyeed oo ku sugan dalka turkiga oo wareysi siisey wakiilka idaacada warsan, gaarsiye.com iyo wadaninews24.com ee dalka Norway ayaa ka warbixisey xaalada dalka turkiga.
Maandheeq waxay sheegtey in xaalada dalka turki ay hada degantahay meleterigii dabacsanaa in wadanka la wareegaan ay ku fashilmeen qaarna la diley qaarna ay isku soo dhiibeen sida ay hadalka u dhigtey.
Tirada meleteraga dooneyay inay afgembiyaan ayaa lagu sheeay ilaa iyo 750 askar waxana u suuragalin damacooda ku aadanaa inay meesha ka saaraan dowlada jirta.