Cabduqaadir Axmed oo loo yaqaano Chief Sagaareey ayaa tacsi u diray Fanaanaddii weynayd Khadiijo Cabdulaahi Dalees oo dhowaan ku geeriyootay Dalka Canada. Waxaa uu Mr. Chief Sagaareey ku tilmaamay Fanaanadda…
WARAYSIYAASHA
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso +Wareysi: Degaano Katirsan Bokool Oo Gaaray ayaxii kazoo duulay Gobolka Hiraan.
by ATEERA December 27, 2019Xudur(WMN)_Degaano dhowr ah oo katirsan degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa laga soo shegayaa in uu kormaray ayaxa dhibaatada ba’an ku haayo beeraleyda dalka soomaaliya gaar ahaan gobolada galgaduud’…
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso: Shrkii wasiirada Xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya uga socday Magaalada oo la soo gabagabeeyey.
by ATEERA February 19, 2020Baydhabo(WMN)= Shir laba maalmood qaatay oo ay ku kulansanaayeen wasaarada xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dowladda dhexe ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Baydhabo iyadoona laga soo saaray…
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso: `Agaasime Maxamed Cumar” Waa In Lahormariyaa Xoola Dhaqatada Soomaaliyeed.
by ATEERA February 19, 2020Baydhabo(WMN)=Maxamed Cumar Nuur agaasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlada faderaalka soomaaliya oo u waramaayay warbaahinta warsanradio ayaa waxaa uu kahadlay shir labo maalin magaalada baydhabo ay…
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhagayso: Ganacsatada Yar Yar Ee Degmada Baydhabo Oo Shegeen In Ay Jiraan Suuq Xumo.
by ATEERA February 27, 2020Cali Macalin Cabdi waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada ganacsiyada yar yar ku leh suuq weynaha degmada baydhabo ee xarunta gobolka,waxaa uu gaari yar usaaran dharka caruurta iyo kuwa dada…
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
WAREYSI: GOORMEE AYAA LADHAMEYN DONAA MAXKAMADA DEGMADA XUDUR.
by ATEERA March 16, 2020Gudoomayaha gudiga dhismaha maxkamada degmada xudur ee xarunta gobolka bakool Cumar cabdulaahi maxamuud ayaa waxaa uu ka warbixiyay goorta ay soo geba gebaoowi doonto dhismahaasi oo si isxilqaan ah ay…
-
videoWARAYSIYAASHA
Dhageyso;- Gudoomigii hore Degmada Baraawe Omar Sheekh Cabdi OO Wareysii Idaacada Warsan
by ATEERA October 17, 2022Hoos;-Ka dhageys “Baraawe waxay u baahan tahay in Cadaalad loo helo Cadaalad kama jirto Baraawe” Gadoomiyihii hore Drgmada Baraawe Omar Sheekh Cabdi. Dhageyso;- Gudoomigii hore Degmada Baraawe Omar Sheekh Cabdi…
-
maqal iyo muqaalvideoWARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Gudoomiye ku xugeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Walaweyn ayaa ka warbixiyey xalada dagaalkii beelaha
by Warsan Radio October 26, 2022Hoos;- Ka dhageyso;-Khasaaraha ka dhashay Dagaal beeleed ka dhacay Degmada Walaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose: Gudoomiye ku xugeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Walaweyn ayaa ka warbixiyey xalada dagaalkii beelaha was…

