BAYDHABO–WSR–Simnaar Socday Laba Maalmood oo Loo Qabtay Wariyaayasha Ayaa Maanta Lago Soo Xiray waziirka war faafinta siminaarkaas waxaa qabatay nosuj iyo xogeeyaha good ee nosuj Yousuf Sheikh isaaq waxaa sooxiraaya…
WARAYSIYAASHA
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi Xasaasi ah Ay La Yeelatay idacada Ogaas Kaskeey oo Ah Malaaq Raxaweeyn,,
by Warsan Radio August 13, 2015BAYDHABO–(WSR)–Wareysi Xasaasi ah Ay La Yeelatay idacada Ogaas Kaskeey oo Ah Malaaq Raxaweeyn oo laga wareysta qaabka ay u soo xulayaan odiyaasha dhaqanka konfur galbeed soomaliya xilabanada u yeelandoona maamulka…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Muraaya oo Ah Hooyada Gobalka Baay Ah Ayaa Waxay Ku Baraa ruujisay Ciidanka Maamulka konfur Galbeed Soomaaliya .
by Warsan Radio August 14, 2015BAYDHABO–WSR–Muraaya oo Ah Hooyada Gobalka Baay Ah Ayaa Waxay Ku Baraa ruujisay Ciidanka Maamulka konfur Galbeed Soomaaliya. Iyo waxaa kelo ka hadalay gudoomiyaha Gobalka baay dhalayerada reer konfur galbeed soomaaliya…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi Gadoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shaweelow Axmed Aadan Maxamed Gobalka Baay..
by Warsan Radio August 16, 2015Goofgaduud–WSR–Wareysi Gadoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shaweelow Axmed Aadan Maxamed asigoo oo Ka war bixiinayey degaanadaasi goofgaduud shebeelow iyo misir ilaa diinsoor codka hoos ka dhageyso Wareysi Gadoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shaweelow…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Malaaq Guud oo Malaaqyada Ka Mid Ah KGS Malaaq kaskay Malaq Cabdijiis..
by Warsan Radio August 17, 2015BAYDHABO–(WSR)–Ugaaska Guud oo Ugaasida Ka Mid Ah Konfur Galbeed Soomaaliya Malaaq kaskay-Malaq Cabdijiis waxaa lago doortay magaalada muqdisho manta ayaaa loo sameeyay xaflad soo dhaween ah. hoos ka dhageyso…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageso:-Malaaqyada D&M oo shir jaraaid Ku Qabtey Baydhabo Ayaa Ka Horyimid,,,
by Warsan Radio August 17, 2015BAYDHABO–(WSR)–Magalada Baydhabo ayaa maanta waxaa ka dhacay shir ay is ku yimaadeen malaaqiyada konfur galbeed soomaaliya gaar ahaan Digil iyo merifle malaqyadaan ayey waxaa aad ugu hadleen waxaa ka dhacayo…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi Xaasaasi Ah Maamulka Bakool iyo Saraakiisha Itoobiya shir jaraaid Ay Ku Qabtey …
by Warsan Radio August 17, 2015Xuddur-(WSR)–Maamulka Gobolka Bakool iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaha ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool. Guddoomiyaha Xuddur Max’ed Macallin Axmed oo Wareysi uu siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
TOP NEWS Dhageyso:-wareysi aanu la yeelanay caawa Gudoomiyaha Degmada Berdaale Axmad isaaq oo ku Magac Dheer Caracase..
by Warsan Radio August 18, 2015Berdaale–(WSR)–Waaxan Ka Wareysanay Saraakiishaas isa soo dhiibay Degmada Bardaale Gudoomiyaha Degmada bardale axmad isaaq oo ku magac dheer Caracase. gudoomiyah ayuu waxaa ka war bixiyey sarakiish is ku soo dhiibay…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi ku saaabsan xaalada ka doorashada Xildhibaanada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya..
by Warsan Radio August 19, 2015Waxaa goor dhow wareysi ku saabsan xaalada doorashada xildhibaanada maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa radio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya la yeelatey malaaq modiyow ayaaa sheegey malaaqa in…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO :MALAQ DEEROW OO BEENIYAY IN XILKA LAGA QAADAY,,
by Warsan Radio August 20, 2015malaaq deerow malaaq yacquub oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyay. iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay warbaahinta qaar ay sheegayeen in xilka qaadis lagu sameeyay malaaq deerow malaaq yacquub oo…
