Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowaladda iyo kuwa Al-shabaab uu hadda ka socdo degaanka Ceel garas ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa la tilmaamay in…
WARAYSIYAASHA
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Ku Dagaalamo Deegaano Ka Tirsan Degmada Doolow Waraysi Xasaasi ah heseen ibraahi>>
by Warsan Radio June 19, 2015Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Somalia iyo Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay ku dagaalamay deegaan lagu magacaabo Geed-weyne oo duleedka degmada Dooloow ee Gobolka Gedo. Dagaalka ayaa qarxay markii dagaalyahanno ka…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso :-Warka Duhur Warsan Radio iyo Warbaahinta KG Soomaaliya .
by Warsan Radio June 22, 2015Warka Duhur Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya Maxamed Aadan Maxamed Wadani Warka Duhur Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya Maxamed Aadan Maxamed Wadani Dhageyso :-Warka Duhur Warsan Radio…
-
codadkaWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Warar dheeri ah: Dhageyso qarixii Baydhabo ee maanta iyo sababta uu u dhashay oo cajiib ah.
by Ateera July 6, 2015Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya sababta keentay qarax maanta ay dad badan ku nafwaayeen oo ka dhacay bartamaha Baydhabo. Sida uu xaqiijiyay taliiyaha ciidanka booliska gobolka baay, qaraxa…
-
waraki radioWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio July 31, 2015waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu danbeeyey ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliyaWarka Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya:- bashka. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- wareysi aanu layeelanay Gudoomiyaha Degmada Qansax-Dheere ee Gobolka Bay Aadan Cabdi Qooqane..
by Warsan Radio August 4, 2015BAYDHABO –(WSR)– wareysi aanu layeelanay Gudoomiyaha Degmada Qansax-Dheere ee Gobolka Bay Aadan Cabdi Qooqane gudoomiyaha degmada ayaa ka war bixiyey amaanka magaalada qaqasax dheere ayna ka sooreen tuuloowyinka ku dhaw dhaw…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Gudoomiyaha Gobalka Baay oo Kahadlay Arimaha Ugu Dambeeyay Ee Bobalka Baay..
by Warsan Radio August 6, 2015BAYDHABO–(WSR)–Gudoomiyaha Gobalka Baay oo Kahadlay Arimaha Ugu dambeeyay ee gobalka baay gudoomiyaha wuxuu Sheegay inay la hormarindoona beeralayda dhamaan gobalada konfur galbeed soomaaliya qalabkasta ay u maaxadaan diyaar ayaan u…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Xafladii Hoteel Heer Sare Ah oo Maanta Laga Furay Magalada Baydhabo Ee Boballka Bay hoteelkaas oo lagu magacaawo Baayar moniich.
by Warsan Radio August 9, 2015BAYDHABO–WSR– Xafladii Hoteel Heer Sare Ah oo Maanta Laga Furay Magalada Baydhabo Ee Boballka Bay hoteelkaas oo lagu magacaawo Baayar moniich. ee mudooyinkii la soo dhaafayy ayaa waxaa hormar la…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi Aanu Layeelana prof. Maxamed Cumar Dalxa Qaabka Xulista Xilabanad KGS..
by Warsan Radio August 9, 2015AFGOOYE–WSR–Wareysi Aanu Layeelana prof. Maxamed Cumar Dalxa Qaabka Xulista Xilabanad Konfur Galbeed Soomaaliya inkast aan ognahay in ay jirto dhaliilo badan, xilabaanka ayuu wuxuu yiri marka hore waan soo dhawaynayaa…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Xiliban Afarale kulan Lagu Shaacinayo xulista Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Baydhabo ka socoday Maanta..
by Warsan Radio August 9, 2015Baydhaba-(WSR)–Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa hadda ka soconaya kulan lagu shaacinayo xulista Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed. munasibaddaasi waxaa goob joog ka ah Madaxweynaha maamulkaasi Koofur Galbeed Shariif Xasan…
