Faahin Dheeraad ah Degaalo Qasaaro isugu jirto dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalo ka dhacay deegaao ka tirsan Gobolka Baay kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada koofur Galbeed iyo Xarakada Al- Shabaab.
Qaar ka tirsan dhaawaca askarta Maamulka Koofurta Galbeed ayaa la keenay Isbitaalka Gobolka ee Magaalada Baydhabo sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow ciidamada Maamulka Koofur Galbeed.
Deeganka uu dagaalka ka dhacay ayaa lagu magacaabaa Hagarka taasoo qiyaastii 45 km dhanka koofureed kaga began Magaalada Baydhabo waxaana la sheegayaa in ciidamada Maamulka Koofur Galbeed Ee weeraray Hagarka ay dib ugu soo Noqdeen fariisamadoodii, iyadoo aysan gudaha u galin deegaanka oo ay iska cabin kala kulmeen Ciidankii Al-Shabaab ee ay halkaasi ku dagaalameen.
Tliye Ku xigeenka Ciidmadamada Boliska Garka Kgs Abduley isaaq aya waxa aya kwarmey Degnada ay Holgalada ay Ku sameeyeen
Lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka eek ala gaaray labada dhinac waloow ay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ee soo kala gaaray labada dhinac kaa soo aan la xaqiijin Karin.
https://www.youtube.com/watch?v=v9IhiUfVoiA