Dhageyso:ย ย Maamulka Gobolka Hiiraan ย eedeyay guddiga abaaraha Qaran
Guudoomiyaha ย ย Gobolka Hiiraan Cali jeyte cismaan ayaa sheegya in ย guddiga abaaraha qaran ay ka gaabiyeen howshi loo igmaday islamarkana aysan jrin wax gurmad ah oo ay la soo gareen dadka ka soo barakacay abaaraha ee ku sugan Magalaada Baladweyne.