[WARSANRADIO} waxa wali si habsami ah ku socdo Barnamijkii tartan aqoneedka raadiya warsan baydhabo ayado lagu guda jiro wareegii labad ee barnaamijka
Ayadoo caawa ay wada tartamayaan xaafadaha kala ah
Bardala (A)
Salaamay (B)
Caawa waxay ku dhamaatay sidaa Xaafada salaameey B 6 dhib cood .
Xaafada Bardaale A sidookale waxay keentay 4 Dhib cood .