Wasiirka Gaashaandhiga DFS Abdirashiid_Abdulahi_Mohamed Maanta Magaalada baydhabo Waxaa Si Farxad iyo Kalgacaynimo Wadaninimo ugusoo Dhaweeyey.
Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur galbeed soomaaliya Hasan Husein Mohamed.
iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad Ibrahim Yarow.
Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad.
Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Uu horey Gudomiyahooda Gobolka ahaa.
Wasiirka ayaa Maalmaha soo socda sii joogi doona baydhabo Waxaana Sheegey Inuu Hordhac uyahay Safaro ay kukala tagi doonaan Gobolada BAAY,BAKOOL,GEDO.