Waxaa weli sii kordheysaa Xiisaha Dagaal ee lagula Jiro Koxda Al shabaab, oo Degaano ka tirsan Gobolka bay Gacanta ay ku hayaan.Ciidamada Dowlada Federaalka iyo Kuwa Maamulka
Koonfur Galbeed ayaa waxaay ku sii siqayaan degaano hor leh iyagoo Howl galo ay ka sameynayaan Wada isku Xirta Degmada Buurhakaba iyo Baydhabo , Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay Maxamed ibraahim Nuur Wantime ayaa ka Warbiyey Howlgalada iyo Meesha ay hada Marayaan,Tan iyo Markii uu ku dhawaaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyda Federaalka ah ee Soomaaliya maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa waxaa sii kordhaya Dagaalka lagula jIro koxda Al shabaab.