Barnaamijkan oo loogu macagdaray Doorka Haweenka ay kau leeyihiin ka qeyb galka iyo mataalada Doorashada soo socota 2020/2021 ,waxaa marti ku ahaa Maxamed Yacquub Sheekh (Malaaq Deerow) oo ah Afhayeenka Odayaasha dhaqanka KGS,Ugaas Nuur Shaakooy ,Xaawo Sukur Cali oo ah Guduumiyaha Ururka Haweenka KGS iyo Saliimo Sheekh Shuceeb oo udhaqdhaqaaqda Haweenka,dhamaantood waxa dhexmartey dood xiiso leh oo ubadneyd sidee Haweenka Door muuqda looga siin lahaa Siyaasada Dalka gaar ahan doorashada 2021.






