Musharax xildhibaan Golaha shacabka Ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya Mudane Adan Ibrahim isak (Dikotar)
Anigoo tixgelinaaya codsi iyo talo bixin iiga timid Aqoon yahanada Cuqaashasha iyo dhalinyarada Qeybo kala duwan oo bulshada ka mida ah waxaan ogolaadey inaan isu soo taago xilka Murashaxnimada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya 2020/2025
Anigoo hadii aan ku guuleystona ku dadaali doona inaan noqdo mid guta waajibaadkiisa sida ay in badan oo ka mid ah bulshadaba iga filayaan inshaa Allah.kana shaqeeya Danta Dalka Dadka iyo Diinta.