
Diyaar garowga shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo lagu wado in furitaankiisa ay ka qeyb galaan Saamileyda siyaasadda iyo bulshada rayidka.
Shirkan ayaa waxaa hoggaamin doono Raβiisul Wasaare Rooble oo dhowaan la wareegay masβuuliyadda doorashada iyo amniga.
Raβiisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan gaar ah la qaatay Madaxda maamulada ee ku sugan Muqdisho marka laga reebo Deni iyo Cali Guudlaawe oo wali aan soo gaarin Muqdisho.
Shirka ayaa furmi doona maalinta sabtida ah.