Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa baahida nafaqo ee looga baahanyahay qeybaha nolasha ee Dadka.barnaamijka waxaa iska kaashadey hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cumada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan.