Toos:-Dhageyso Barnaamijka barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada maanta waxan kaga hadleynaa ilaalinta nadaafada deegaanka iyo dhamaan xubnaha qoysaska si looga hortago Cudurada.Barnaamijka waxaa soo saartey Hayada Qaramada midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan.
Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
previous post