Baydhabo-{WMN}-Dood ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga. Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga Waxaa Su,aalo lagu weydiinayaa qof ku xeeldheer arinta Sharciga, waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka qareenadda Koonfur Galbeed.
Dhageystayaasha ayaa sidoo kale qeybaha dambe ee dooda aragtidooda iyo sida ay u arkaan fikirkooda kasoo dhiibtay.Hoos ka dhageyso dooda oo daadihineyso Wariye Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)