Dooda waxaa ka qayb galay, Maama Xaajiya Cabdinuur oo kamid ah haweenka u dooda xaquuqda haweenka iyo Faadumo Mursal OO ah Hooyada Xaafada Wadajir ee magaalada Baydhabo . kaqayb galayaasha dooda ayaa waxay ka doodeen su’aalooyinka la xiriira qoondada haweenka iyo sida loogu qareemi karo helida qoondada haweenka ay ku lee yihiin siyaasada dalka iyo doorashooyinka, ayadoona qaybta dambe dooda ay ka qayb qaateen dhagaystiyaasha fakarkooda ku aadan waxa ay ka qabaan dooda .
Dood ku saabsan qoondada haweenka iyo uqareemida 30%+Sawiro
previous post