Caawa waxa tartan xiiso iyo xamaasad leh dhexmarey labada xaafadood oo kala ah Holwadaag A iyo Boonkay,tartan oo taabagilineysey Radio Warsan ayaa mid tudobo su’aaalood la weydiyey labada xaafadood
Holwadaag A waxey heshey 4 dhibcood,Boonkaayna wexey heshey 8 dhibcood waxeyna Guusha Caawa Raacdey Boonkay B.Habeen dambe waxaa tartan ka sugeynaa haduu Alle Idmo Xaafadaha Horseed A iyo Daarusalaam B