Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Teendhada Afisiyooni written by Warsan Radio 10/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay amniga doorashada oo ka dhacay teendhada Afasiyooni waxaana ka qeyb galay gudigga doorashada, ciidaamada amaanka Soomaaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta ee ATMIS.Shirkan oo saacad qaatay ayaa diiradda lagu saaray wada shaqeynta Guddigga Qabanqaabada Doorashada, ciidanka Soomaaliyeed iyo kuwa ATMIS.Guddoomiyaha ayaa sidoo kale ciidanka ku amray in musharraxiinta imaaneysa hoolka dooraashada, xildhibanaada, kor-joogtada iyo suxufiyiinta loola dhaqmo si ixtiraam uu ku jiro.Dhanka kale Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa bogaadiyey dedaalka ciidanka amaanka ay wadaan iyo guddigaba, isaga oo musharaxiinta iyo cid kasta oo hoolka doorashada imaaneysa u sheegay in shaqada ciidanka lagu ixtiraamo taas looga gol leeyahay adkeynta ammaanka doorashada oo ku dhacda si nabdoon. Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Teendhada Afisiyooni was last modified: May 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Boqol iyo labaatan arday oo dhamaystay caafimaadka iyo luuqadaha oo shahaadooyin uu gudoonsiiyay Iskuulka Al-azhar eek u yaala Baydhabo. 01/08/2019 Qofkii u horreeyay oo madow ah oo loo magacaabay Xoghayaha difaaca Mareykanka 08/12/2020 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 31/07/2022 Dhageyso:-Barnaamijka ku saabsan barashada Nafaqada Wanagsan iyo badqabka Cunada 14/12/2020 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhaceysa Muqdisho & Dhuusamareeb 17/02/2022 Daawo: Khudbaddii Madaxweyne Qoorqoor Ee 1-da Luulyo 01/07/2020 Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 26/06/2020 Madaxweyne Cali Guudlaawe ” looma kala hari doono ka xureynta Al-Shabaab Degaanada Hir-Shabeelle” 17/08/2022 Wakiilada beesha caalamka oo war cusub soo saaray 04/10/2021 Xukuumadda Maraykanka oo qayb ahaan shaqada joojinaysa Axadda, haddii aan la ansixin miisaaniyadda 29/09/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.