Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho written by Warsan Radio 11/05/2022 Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay wadada u dhaxeysa Isgoyska km4 iyo Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Qof naftiisa halige ah oo la sheegay in uu soo xirtay Jaakad lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay Barta Koontorool ee ku dhow Hotelka Afriik halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo katirsan Nabadsugida Soomaaliya kana ilaaliyo Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.Wararka la helay ayaa sheegaya in qaraxa ay dhimasho iyo dhaaeac ku noqdeen askar ka tirsan Ciidamada dowladda iyo dad Shacab ah, waxaana socda gurmad loo sameeynayo dadka ku waxyeeloobay qaraxa. Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho was last modified: May 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Saraakiisha Ciidamada DFS & kuwa ATMIS oo shir deg deg ah ka yeeshay Amniga Dhuusamareeb next post Khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay Muqdisho You may also like Dhageyso: warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/12/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 02/05/2020 DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacada Warsan 17/04/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 25/05/2017 Dowladda Kenya oo qareeno cusub u qaadatay dacwada kala dhaxeysa Soomaaliya 21/02/2021 Shirka Istaraatijiyadda Warbaahinta oo ka socda Istanbul 03/12/2022 Wasiir dawlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda IGAD oo xaqiiqa raadin u tagay xadka Kenya iyo Soomaaliya 10/01/2021 Halwgal lagu soo qabtay Xubno ka Tirsan Alshabaab 15/10/2023 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 31/10/2017 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo La Kulmay Guddi Hoosaadka Horumarinta Dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO” 30/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.