Sirdoonka Mareykanka oo shaaciyay arrin uu Putin damacsanyahay written by Warsan Radio 11/05/2022 Sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu isku diyaarinayo dagaal dheer oo uu ku qaado Ukraine, iyadoo xitaa guushii bariga laga gaaray ay suuragal tahay inaysan soo afjarin colaadda.Waxa ay ku soo beegantay iyadoo dagaalo ba’an ay ka socdaan bariga, halkaasi oo Ruushka uu isku dayayo inuu dhul ku qabsado.Moscow ayaa dib ugu celisay ciidamadeeda qabsashada gobolka Donbas ka dib markii Ukraine ay iska caabisay isku day ay ku doonaysay inay ku qabsato caasimaddeeda Kyiv.Laakiin iyadoo ay taasi jirto, haddana ciidamadeedu waxay ku jiraan xaalad is-mariwaa ah, ayay sirdoonka Maraykanku sheegeen.Avril Haines, oo ah agaasimaha sirdoonka qaranka, ayaa u sheegay guddiga Senate-ka Mareykanka Talaadadii in Putin uu weli damacsan yahay “inuu gaaro yool ka baxsan Donbas”, laakiin “inuu wajahayo is-waafajin u dhexeeya hamigiisa iyo awoodda Ruushka ee hadda”. Sirdoonka Mareykanka oo shaaciyay arrin uu Putin damacsanyahay was last modified: May 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Saraakiisha Ciidamada DFS & kuwa ATMIS oo shir deg deg ah ka yeeshay Amniga Dhuusamareeb You may also like Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/09/2019 WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO BAYDHABO SOO GAAREY 21/04/2018 Dowladda Soomaaliya & Midowga Yurub oo shir uga furmay Muqdisho 03/05/2023 Shir Muqdisho uga furmay Xubno ka kala socda DFS iyo Dowlad goboleedyada 16/10/2022 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/11/2022 Ciidanka Xoogga Dalka oo Maleeshiyaad ka tirsanaa Al Shabaab ku dilay Shabeellaha Hoose 21/09/2020 Waxaa caawa si rasmi ah xarunta Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo loogu soo gaba gabeyey Barnaamijkii Tartan aqooneedkii Idaacada Warsan. 12/05/2021 Hawlgal ka socda Koofurta gobolka Mudug 24/09/2023 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 17/12/2017 Maxuu yahay ajendaha kulanka maanta ee golaha shacabka? 14/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.