Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 03/03/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/08/2021 Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo sheegay in la fashiliyay qorshe dadka lagu kicinayay 03/07/2020 Maraykanka iyo UK oo ka digay khatar ka soo fool leh” Shiinaha 07/07/2022 Xiisadda Kosovo iyo Serbia oo kasii dartay iyo Belgrade ‘oo heegan gelisay’ ciidankeeda 27/12/2022 DFS oo soo bandhigtay shuruudaha laga rabo Shirkadaha ka qeyb qaadanaya daabulida xujeyda Soomaaliyeed 14/04/2023 Guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in la weeraray Shaqaalaha guddiga 23/08/2022 Madaxweyne Xasan oo qiray qaladaad inay ka jiraan Doorashooyinka 27/11/2016 Duqeyn iyo dagaal culus oo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Barri 22/07/2020 RW Abiy Axmed oo kulan la qaatay dhigiisa Suudaan Cabdalla Xamdok 25/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.