Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/08/2020 Madaxweyne Trump oo beeniyey inuu aflagaadeeyey Askartii dhimatay ee Maraykanka 05/09/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/07/2020 video Madaxweyne Shariif Xasan Oo Furey Kal-Fadhigii Sadexaad Ee Baarlamanka KGS 09/04/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/09/2020 Howgallo Culus oo ka bilaaban raba Sh.Hoose iyo Masuuliyiin gaaray furumaha dagaalka 25/03/2024 Madaxweynaha Nigeria oo cambaareeyey weeraro 47 qof lagu dilay 20/04/2020 Wararkii ugu dambeyay dagaalo iyo banaanbaxyo saakay ka dhacay Baledweyne 04/12/2020 DHAGEYSO:-KULAN AY ISGU YIMAADEEN GUDIGA GANACSATADA GURMADKA ABARAH GOBOLKA BAY, 13/01/2017 Bangiga Horumarinta Afrika oo Mallayiin Dollar ugu deeqay gurmadka Abaaraha Somalia 22/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.