Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed written by Warsan Radio 17/05/2022 Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ee dhawaan la doortay Xasan Sheekj Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle, Galmudug, Punyland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.Kulanka oo ahaa Qado uu u sameeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sidoo kaleHambalyo, Salaan iyo sidii la isaga kaashan lahaa Adeegyada Dowladeed ee loo hayo Shacabka Soomaaliyeed.Madaxweynaha Soomaaliua Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u mahad celiyay Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed, isaga oo ugu baaqay in la xoojiyo wadashaqeynta dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed was last modified: May 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad next post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/11/2021 Kulan loogu hadlayey Doorashada 2020/21 oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho 08/06/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 02/09/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 10/04/2021 Akhriso:-Qarax Caawa ka dhacay Dekeda Boosaaso 09/03/2020 Dhageyso: Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan 26/01/2023 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka 10/02/2022 Madaxweynaha Rwanda oo ku hanjabay inuu saarayo qaxootiga u dhashay Congo 10/01/2023 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 24/08/2023 Dowlada Masar oo ka baxday Shirka Wasiirada Jaamacadda Carabta 07/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.