RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga written by Warsan Radio 18/05/2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS.Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda iyo taliska ATMIS uga mahadceliyay kaalintii ay ka qaateen sugidda amniga doorashooyinkii dalka ka qabsoomay iyo wada shaqeyntoodii, waxa uuna ku boorriyay in ay sii dardar geliyaan howlaha nabad ilaalinta ee ay dalka u joogaan.Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS yaa siweyn uga qeyb qaatay Amniga doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho, iyaga oo kaashanayay Ciidamada Booliska Soomaaliya. RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhegeyso:-Warka Galab ee Radio Warsan next post Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya You may also like Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre tan iyo markii la heshiiyay 16/11/2022 Akhriso:-Al-Shabaab oo la waregtay deegaanka Af urur ee duleedka Boosaaso 20/07/2018 Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan” Waa in deg deg looga qaadaa degmooyinka Go’doonsan” 02/06/2022 Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo gaaray Janaale (SAWIRRO) 06/05/2021 Dilaa 14 qof ku dhex dilay gurigiisa oo la qabtay 08/09/2023 Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la qaado tallaabo dheeri ah si loo ciribtiro rabshadaha galmada ee la xiriira colaadda ee ka dhaca Soomaaliya 19/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/09/2020 Ciidamo Military ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay waddo ku dhow Madaxtooyada 21/06/2020 Ruushka oo hanjabaad cusub u jeediyay dalalka Yurub 08/03/2022 Qarax Muqdisho ka dhacay iyo Dowladda oo war kasoo saartay 17/10/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.