Amar kasoo baxay Kooxda Taalibaan oo Maanta ka dhaqan galay dalka Afghanistan written by Warsan Radio 23/05/2022 Dalka Afghanistan ayaa maanta waxaa ka dhaqan galay amar ka soo baxay hoggaanka sare ee Taliban kaasi oo farayay Dumarka Wariyeyaasha ah ee wararka ka akhriyo Telefashinada Dalkaasi in ay wajiga xirtaan.Amarkan ayaa waxa uu saameyn doonaa dhamaan Telefashinada dalkaasi iyo Gabdhaha wariyayaasha ah.Mid ka mid ah milkiilayaasha Telefashinada dalkaasi Afghanistan ayaa sheegay in ay lumin doonaan Rag ama niman badan oo hada ku taxan barnaamijyada iyo wararka ay soo gudbiyaan gabdhaha wariyayaasha ah ee ka baxa Telefashinkiisa. Amar kasoo baxay Kooxda Taalibaan oo Maanta ka dhaqan galay dalka Afghanistan was last modified: May 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxaa looga hadlay Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland? next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta xilka kala wareegaya Farmaajo You may also like AKHRISO:-Dowladda Mareykanka oo dalka ka saareysa Soomaalida aan sharciga heysan. 15/04/2017 Guddoomiye Aadan Madoobe oo gaaray Magaalada Washington 23/10/2023 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 10/02/2022 Madaxweyne Farmaajo oo kulan kula qaatay madaxtooyada Wakiilada Beesha Caalamka iyo madaxda Dowladd Goboleedyada 21/02/2021 Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo Eedeeyay Isimada Dhaqanka Gobolka Nugaal 26/06/2023 WASIIRKA MAALIYADA KGS OO BAYDHABO DIB UGU SOO LAABTEY 21/04/2018 VIDEO:-Kumanaan Ruux oo Banaan bax ka dhan ah Al-Shabaab ka Dhigay Bayhdabo 18/10/2017 Shariif Sheekh Axmed oo la kulmay Madaxweyne Laftagareen 22/05/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 10/01/2023 Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta? 26/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.