Maxaa looga hadlay Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland? written by Warsan Radio 23/05/2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay shir gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland.Madaxweynaha ayaa golaha uga warbixiyay safarkii dhawaan uu ku yimid Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka oo uu kaga soo qeybgalay doorashada Madaxweynaha JFS iyo xaalada guud ee dalka.Dhankooda Golaha Wasiirada ayaa waxaa ay Madaxweynaha Warbixin ka siiyeen xaalada Guud ee degaannada Jubbaland, waxyaabaha u qabsoomay & qorshahooda xiga ee xilligaan.Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kula dardaarmay Golaha Wasiirada inay dardar geliyaan Shaqooyinka ay u hayaan Bulshada kunool degaannada Jubbaland. Maxaa looga hadlay Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland? was last modified: May 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiyaha Aqalka Sare & Safiirka Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah next post Amar kasoo baxay Kooxda Taalibaan oo Maanta ka dhaqan galay dalka Afghanistan You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/09/2020 DHAGEYSO:Barnaamijka Kulanka Warsan 15/04/2020 Shariif Xasan” In ra’iisul Wasaare la’aan ah dalku ahaado wali ma dhicin” 16/09/2020 Dhageyso:-Iyadoo ay jiraan Abaaro keentay Roob la’aantii ka dhacadey gobalada Bay iyo Bakool, 12/12/2016 FULL HD – Daawo Magacaabista Golaha Wasiiradda Cusub March 21/03/2017 Dhageyso:-Haweenka Baardheere oo u Hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee KGalbeed 20/12/2018 Weerar lagu qaaday kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda ee gobolka Gedo 21/01/2021 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 21/01/2022 Soomaaliya & Hay’adda lacagta Adduunka oo ka wada-hadlay Arrimaha deyn cafinta 19/05/2022 Dgageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 22/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.