Laamaha Amniga degaanka Nambar-konton oo ka hortegay weerar kaga yimid Al-Shabaab written by Warsan Radio 30/05/2022 Ciidamada Ammaanka Deegaanka Nambar-konton ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa la sheegay inay ka hortageen weerar kaga yimid dhinaca Xubno katirsan ururka Al-Shabaab oo doonayay inay weeraraan Saldhigyada Ciidamada ee degaankaas.Maamulka degaanka Nambar-konton ayaa sheegay inay heleen xo ku saabsan weerarka kaga soo wajahnaa Ururka Al-Shabaab, isla markaana dagaal kooban oo ay la galeen ay khasaaro xoogan ku gaarsiiyeenSaraakiisha laamaha Amniga degaanka Nambar-konton ayaa sheegay in, iyaga oo ka jawaabaya weerarka Al-Shabaab ay howlgallo baaritaanoa ah ka sameeyeen duleedka degaanka, si ay uga hortagaan weeraro kale oo kaga yimaada dhinaca Al-Shabaab.Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dhawaan Maamul Cusub u sameeyay degaanka Nambar-konton, waxaana degaankaas dhowr jeer weeraray Al-Shabaab, balse bilihii la soo dhaafay xaaladda degaanka ay aheyd mid wanaagsan. Laamaha Amniga degaanka Nambar-konton oo ka hortegay weerar kaga yimid Al-Shabaab was last modified: May 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan. next post Qarax ka dhacay degmada Afgooye & khasaaro ka dhashay You may also like Dowladda Jabuuti & Kenya oo isku mari waayay kursi kamid ah Golaha Amaanka ee QM 18/06/2020 Shiinaha Oo Balan Qaad U Sameeyay Dowladda Soomaaliya 06/04/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 16/07/2023 Sawiro:-Tababarka heshiiska deegaanka 24/11/2022 Sheikh Shariif: Madaxwyene Farmaajo wuxuu naga haleeyay waan ka cafinay, laakiin doorashada dhexda hasoo dhigo 26/11/2020 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 11/02/2022 Madaxweyne Laftagareen oo qorsheynaya in la isku furo deegaanada Koofurgalbeed 20/06/2021 Dahgeyso:-Magaalada beledweeyne ee xarunta gobolk hiiraan waxaaa ka jira cuduro badan uu ka mid yahay Cudurka Jadeecada? 16/04/2017 Falastiiniyiinta iyo Israa’iil oo ay wada gaaray heshiis xabbad-joojin ah 08/08/2022 Madaxweyne Farmaajo oo maanta saxiixay Sharciga Baatroolka dalka 08/02/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.